Chapter (2) – Procedures for Cost Estimation Assignment.

Ogeysiis – Si aad ah u akhri oo u fahan waxyaabahan soo socdo.

Fadlan Arday Ogoow Waxyaabahan soo Socdo.

  1. Waxaad heysata si aad uga shaqeyso Assignment-gaan 60 daqiiqo oo kaliya.
  2.  Hadii uu kaa dhaco waqtiga waxaad heysata fursad kale oo aad dib ugu geli karto assignment-ka.
  3. Hadii oo marka labaad kaa dhaco weliga fursad kale uma heleysid “0” Marks ayad heleysaa.
  4. Jawaabahaga ha noqdaan kuwo hagaagsan oo waafaqsan habka wax lagu weydiyey.

Marka hore Start Assignment dheh, kadib waxaa kuu soo baxaya Link kadib ku dhufo waxa uu Link ku geeynaya Google Exam Form-ka kadib markaad ka shaqeyso submit dheh Google Exam Form-ka.


Kadib markaad shaashada Google Form-ka ka shaqeyso oo “Submit” soo dhahdo, Kusoo laabo qeybtaan aad hadda wax ka aqrineyso ogeysiis ka iyadana “Submit” Xaga hoose kasoo dheh.

Waxaa lagaa doonaya 2-daa jeer “Submit” in aad dhahdo hadaad dhihin dhibco ma heleysid.

Mahadsanid.

Waxaan kuu rajeynayaa guul.

60:00 Time RemainingMins Secs
Hanad Learning Center © 2020 Hanad Learning. All rights reserved.